Go’aamo ka soo baxay Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland.[Akhriso]
July 12, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa maanta ay soo gabagabeeyeen Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland dood dheer oo usbuuc ay ka lahaayeen xeerar iyo gudiyo dhowr ah oo sameeyeen dowladda Federaalka Soomaaliya.
Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland ayaa ku tilmaamay sharci daro dhamaan gudiyada iyo xeerar ka ay soo saareen Baarlamaana dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo aan laga talo gelin dowladda gobolleedyada xubinta ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.
Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland ayaa dhamaan qodobada ay soo saareen maanta waxaa ay ku meel mariyeen gacan taag ah.
Hoos ka akhriso go’aamada ka soo baxay Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland.
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net