Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo maanta looga hadlay arrimaha Amniga, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha
July 23, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo suu shir-gudoominayey maanta Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Xaaladda Nabad-gelyada Puntland, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha, Xaaladda Gobolka Gardafuu,iyo Warbiximo.
Hoos ka Daawo Shirkii Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo maanta looga hadlay arrimaha Amniga
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net