Madaxwaynaha DFS oo waraysi uu siiyey BBC-da uga ka hadlay shirka Muqdisho ka furmay.[Dhagayso]
July 29, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay oo haddaba socda shir looga arrinsanayo barnaamijka hiigsiga 2016-ka. Kulankani waxaa ka qayb galaya wakiillo ka kala socda QM, ururrada iyo dalalka saaxibka la ah Soomaaliya, maamul goboleedyada dalka ka jira, iyo xubno ka socda xukuumadda iyo baaralamaanka federaalka ee Soomaaliya.
Kulankani ayaa lagu tilmaamayaa in uu yahay kii ugu horreyey ee noociisa ah.Haddaba, Weriyaha BBC ee Muqdisho, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayay u suurtagashay in uu waraysi la yeesho madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud Wuxuu marka hore waydiiyay inuu sharaxaad ka bixiyo shirka Muqdisho ka furmay.?
Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynaha DFS uu la yeehsay Wariye Maxamed Ibrahim Macalimuu
[audio: http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/07/hassanshiehinterview_150729_sompresident_au_bb.mp3]Source:BBC