Shukri Cali Yaasiin Ali Keenadiid oo lagu dilay magaalada Muqdisho

August 1, 2015 - Written by Editor

tacsi4Muqdsho:-Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan si murugo leh uga tacsiyeyneynaa Shukri Cali Yaasiin Ali Keenadiid oo gacan ka gardarani ay xalay ku dishay magaalada Muqdisho. Shukri waxay ahayd walaashii ka yarayd Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Yaasiin Cali Keenadiid AUN, ee isna ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Hotel Central, 20kii bishii Febraayo 2015.

Waxaan Allaha weyn ee Raxmadda iyo naxariista badan uga baryeynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagana iyo weliba dhammaan ehelka iyo qaraabada iyo asxaabteedii uu samir iyo iimaan ka wada siiyo. Aamiin Yaa Rabbi. „Eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheeree … Aamiin“

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online