Raabidada Culumada Islaamka oo Bayaan ka soo saraay weerarada lala beegsanayo Masaajida.(Akhriso)

August 8, 2015 - Written by Editor

index1Hay,da Raabida Culumada Islaamka ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen weerarada kooxaha Khawaarita ay bilaabeen in ay la beegsadaan Masaajida ay Muslimiinta ku cibaadeystaan waxaana ay umada Islaamka uga digeen ficilka guracan oo ay ku kacayaan kooxaha Khawaarijtu.

Hay,da Raabida Culumada Islaamka ayaa sidoo kale waxaa ay ka digtay dhibaatooyinka kooxaha xagjirka ah ee Shiicada ay ka geysanayaan Ciraaq iyaga oo xasuuq ba,an u geysanaya Muslimiinta Suniga ee ku nool Ciraaq.

Hoos ka Akhriso Bayaanka Raabidada Culumada Islaamka ay ka soo saraay weerarada lala beegsanayo Masaajida.

no images were found

Halgan.net

 

Leave a comment

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online