Barnaamijka Fagaaraha oo ay ka qeyb galeen Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar iyo Sh Maxamed Idirs (Daawo).

September 10, 2015 - Written by Editor

6Minneapolis :-Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Fagaaraha oo ah barnaamij lagu falanqeeyo siyaasada xaalada Soomaaliya waxaana looga hadlay Siyaasada dalka Soomaaliya xagey ku socotaa 2016 .

Waxaana martida ka qeybgashay barnaamijka Fagaaraha la weydiiyey oo ay ka jawaabeen su,aalaha soo socda
1-Hanaanka Siyaasadeeed ee ee dalka Soomaaliya 2016 xagee ku socdaa
2-Sameynta Maamulgobaleedyada ma keeni karaan qoqobka Soomaaliya ama qeybinta dalka
3-Talaabooyinka lagu mideynkaro dalka Soomaaliya maxayse isku raacsan yihiin Umada Soomaaliyeed

no images were found

Waxaa Kulanka Fagaaraha kiisa 18aad waxaa lagu qabtay Minneapolis Convention Center waxaana ka soo qeyb galay martida kala ah
1- Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar
2-Sheekh Maxamed Idirs
3-Drs.Hodan Ciise
4-Prof.Maxamed Mukhtaar
5-Prof Cabdinuur Sh Maxamed

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online