Duruus Online
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar ee Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)(November 15, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimce ee maanta ayaa dhamaan Masaajida ku yaal xaafada Islii iyo Nairobi waxaa ay si weyn culumada ugu booriyeen umada Muslinka ee ku dhaqan Kenya in ay garab istaagaan walaalahood Muxaadaradii Sh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjidka Khaliil ee Boorame.[Daawo]
(October 29, 2013)
Boorame :-Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayo Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa socdaal dacwadeed ku tegay goballada Awdal iyo Gabilay waxaana socdaalkooda ku weheliyey Sh.Feysal Maxamed Cumar Gudoomiyaha mu Khawaarijta cusub waxaa jeediyey Sh C/Naasir Xaaji Axmed.[Masawiro+Cod]
(October 28, 2013)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay gashay habeeneedii 4aad waxaan muxaadaro ka jeediyey Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed waxaan uu muxaadaradiisa c Kitaabka Usuulu sunnah Imaam Xumaydi Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 10, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa halkaan idiinku soo gudbineynaa Kitaabka Usuulu sunnah Imaam Xumaydi oo uu akhriyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ee ka faa,ideysi wacan waxaaa diyaariyey Duruustan Sala Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo socdaal Dacwo ku gaaray degmada Buuhoodle.[Masawiro]
(October 10, 2013)
Buuhoodle, 10-Oct-2013, Sh Cabdinaasir X Axmed oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn Soomaaliya oo xiligan socdaal ku jooga magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa booqday Machadka sare ee Al-fur Sheekh Maxamuud Abu Sheyba oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)
(October 7, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ,Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray Nadwo diini ah oo ka socotay Garoowe oo gashay habeenkeedii labaad.[Masawiro]
(September 30, 2013)
Garoowe:-Nadwo ka socotay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadaradii labaad jeediyey Shiikh.Maxamed Macalim Axmed waxaan uu ugu magacdaray ci Axkaamta Xajka Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo )
(September 29, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxne ah oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu si fiican u qaadaa dhigay Axkaamta Xajka ee ka faa,deysi wac Nadwadii ka dhacday magaalada Burco oo dhamaystiran.[ Daawo Video-ga]
(September 5, 2013)
Burco:-Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinayanaa muxaadaradaadkii ka baxay Nadwo cilmiyeedkii lagu qabtay Masjidka Madiina ee magaalada Burco , Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ay socotay dhowr habeen wax Umada oo looga digayo bedelida Xasaan Xuseen qoraalada uu ka soo xigto culimada Islaamka.[Akhriso]
(September 3, 2013)
Nairobi:Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaa caawa Kitaab uu qoray Sh Maxamuud Shibli uuna uga magacdaray تحذير الأمة من تحريفات حسان لقوال الع
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|