Duruus Online

Dagaalka Aan ugu jirno ilaalinta Akhlaaqda islaamka Sheekh Dr.C/raxmaan sh C/laahi(Daawo)
(December 28, 2012)
Nairobi:- Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar  waxaana uu ka jeediyey Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi  mar uu soc
Sheekh Shible oo Codsi badan ka dib ka hadlayقصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر [Dhageyso 1-2]
(December 22, 2012)
Nairobi:-Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxaa ay maanta idiin soo gudbin doontaa muxaadaro uu Sh Maxamuud Shible ugu talo galay akhristayaasha Halgan.net oo qaar ka mid ah ay codsadeen in Sheek
Duullaanka maskaxda Khudbadii Jimcaha ee Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(December 21, 2012)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbin doonaa Khudbadii Jimacaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekha si wanaagsan uga hadlay Duullaanka kala duwan ee ku socda Umada Islaamka ah oo a
Siyadada imaanka Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(December 21, 2012)
Nairobi:Waxaan maanta u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlay asbaabaha uu ku siyaado Imaanka qofka Muslink
Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(December 21, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa khudbadii maanta waxaa uu dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kenya ku booriyey alle ka cabsi ,midnimo
Darsigii caawa ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo Maqal iyo Muuqaal )
(December 13, 2012)
Norway:-Waxaan walaalihii la socday kitaabkii Al-Mowsuuca Ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax aan u soo gudbineynaa darsigii caawa uu ka akhriyey Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Masjidka Al-Tawfiiq ee xar
Darsigii maanta Al-Yahuudiya qeybtii 3aad Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Maqal iyo Muuqaal)
(December 11, 2012)
Norway:-Waxaan caawa u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net darsigii maanta ee kitaabkii Al-Mowsuuca ee uu ka akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Masjidka Al-tawfiiq waxaana uu caawa sii waday
Mu’tamarkii dhalinyarada oo lagu qaban doono magaalada Boston
(December 9, 2012)
Boston:-Waxaan ugu bishaaraynaynaa bulsha waynta Somaliyeed ee kunool Boston iyo nawaaxigeeda in Boston Islamic Center/ Masid Altaqwa uu sanadkaan qaban doonoo Mu’tamarkii dhalinyarada kaas oo sanad
Darsigii shalay ee Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Videos+Audio )
(December 9, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa darsigii shalay ee uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee Kitaabkii Mowsuucada waxaana uu shalay ka hadlay Sheekh Dr Cali Diinta Y
Darsigii maanta Firqada Al-ansaar ee dalka Maraykanka Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]
(November 30, 2012)
Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta si faahfaahsan uga hadlay Sh.Dr.Cali Maxamed

« Previous PageNext Page »