Duruus Online
Xaqa uu nagu leeyahay Nabigeenii Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaato Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)(September 14, 2012)
Denmark:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey dhowr sano ka hor Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah wuxuuna muxaadara uga hadlay Xaqa Nabigeena Maxamed nabadgalyo Culimad waaweyn ha looga danbeeyo wax umada ay maslaxadoodu ay ku jirto Sh Umal.[Daawo Video-ga]
(September 2, 2012)
Nairobi :Sh. Umal oo khudbadiisa Jimcaha uga hadlay, inay waajib tahay in Culimada la adeeco, ayaa sheegay in xiliga adag ee hadda lagu jiro laga shalaalayayo haddii dhalinyaro xamaasadeysan la Tafsiirkii Quraanka ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxay Halganwebtv [Daawo Video]
(August 7, 2012)
Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii Tafsiirkii quraanka ee Suuratul Dhaahaa ee uu Akhrinayo Sh Dr Cali Maxamed.[Video]
(July 23, 2012)
Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii uu ilaalinta Akhlaaqda islaamka Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Daawo)
(July 18, 2012)
Waxaa Masjidka abubakar Sadiiq Muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Sheekh/ Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar waxaana uu Sheekha ka hadlay ilaalinta Akhlaaqda islaamka isaga oo si faahfaahan u shar Mutamarkii 20aad ee lagu qabtay magaalada stokholm ee dalka Sweden(Dhageyso)
(July 17, 2012)
Sweden:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa walaalaha ku taxan khayrka Muxaadarooyinkii laga jeediyey Mutamarkii 20aad ee wadamada skandanefiyanka ee sanadkan 2012 lagu qabatay magaalada stokholm ee da Taariikhda iyo Tilmaamaha Khawaarijta Sheekh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad (Video)
(July 11, 2012)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii Labaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah Sheekhu ci Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar oo Qoraal hordhac na soo gaarsiiyey
(July 11, 2012)
Nairobi:-Waxaa na soo gaaray Qoraal hordhac ah oo uu qoray Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar kaas oo ku socda Sh Xasaan ka dib markii uu Sh Xasaan jawaab ka bixiey Su,aalo uu soo weydiiyey Sh D فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal habeenkii 1aad(Daawo)
(July 8, 2012)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii koowaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah waana mux فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo sii socon doonta
(July 7, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maalinta birito ah sii wadi doona muxaadaradii taxanaha ahay oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu cinwaan uga dhiga (فكرالخوارج وصفاتهم وا
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|