Duruus Online
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/07/Umal-3.jpg)
(July 6, 2012)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal, oo maanta khubadiisa Jimcaha kaga hadlayey qaacidada “Maslaxada iyo Mafsada” ee ay Shareecadu ku taagan tahay, ayaa shaaca ka qaaday wax walba oo dhibkiisu uu Dardaaran kooban Sheekh C/raxmaan Cadaani Masjidka Towfiiq magaalada Oslo.[ku celis]
(June 26, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh C/Rahman Cadaani uu galabta 1-4 Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sh.Abu Xasaan (Qoraal + Dhagayso)
(June 18, 2012)
Boosaaso:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa caawa mar kale idiin soo gudbinaysaa darsi ka kooban ilaa 4 qaybood oo uu fadiilatu Sh. Xassan Maxamed Ibraahim Abu Xassaan uu uga hadlayo Tilmamaha Manhaj Muxaadaradii 1aad ilaa 4aad ee Sh.Shibli kaga hadlayo Manhajka Salafka ee Nusuusta gooddiga ku soo aroortay.(Dhagayso)
(June 12, 2012)
Muxaadarada Shiikh Shibli ayaa xalay gashay habeenkeedii 3 aad, waxaana uu xalay diiradda saaray qeyb ka mid ah sidii Culimada Ahlu Sunaha u fasireen Nusuusta ku soo aroortay Gooddiga ee Qur’aan i
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/shbashiir2.jpg)
(April 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay caawa idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliy Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo khudbadii maanta ka hadlay Fadliga salaada Jimcaha(Dhageyso)
(April 20, 2012)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga sa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/cabdi.jpg)
(April 16, 2012)
Nairobi:-Sh.C/Naasir Xaaji Axmed ayaa caawa Muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Magaalada Nairobi ee xarun ta dalka Kenya gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Al-Sidiiq waxaana Sheekhu uu muxaadaradiisa caawa ug
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/1.jpg)
(April 3, 2012)
Oslo:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net u soo gudbinayaan cidii aan fursad u hellin in ay si Live ah ula socoto Maqal iyo Muuqaal darsi dhawaan ka baxay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo oo uu akhriyey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/7.jpg)
(April 2, 2012)
Oslo:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net u soo gudbinayaan cidii aan fursad u hellin in ay si Live ah ula socoto Maqal iyo Muuqaal darsi dhawaan ka baxay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo oo uu akhriyey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/03/81.jpg)
(March 29, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|