Duruus Online

Kitaabkii Dhaxalka ee uu akhriyey Sheekh Shuceyb Cartan Warsame (Dhageyso)
(March 22, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa Kitaabkii Al-Raxbiya ee Dhaxalka ahaa ee uu akhriyey Sheekh  Shucayb Cartan Warsame wuxuuna Sheekha ka akhriyey Masjidka Al-Taw
Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax iyo Shiikh Shucayb Cartan ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 3, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Fadiilatu Sheekh Dr Cali Saalax ka akhriyey Masj
Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul Sheekh C/raxman Abyad.(Dhageyso)
(February 29, 2012)
Denmark:Waxaan caawa u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul ee uu ilifey Sheekh Maxamed Saalax Cuthaymiin Raximahulaah waxaana Kitaabka noo akhrin doona Sheekh C/r
Muxaadarooyin lagu qabtay Masaajida Cali Mataan iyo Al-Huda ee magaalada Hargeysa(Dhageyso)
(February 25, 2012)
Hargeysa:-Waxaa ku sugan magaalada Hargeysa qaar ka mid ah culimada dalka Soomaali yeed waxaana ay ka bixi yeen masaajidda kala ah Masjidka Cali Mataan iyo Masaajidka Al-Huda ee magaalada Hargeysa Taw
Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(February 25, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Fadiilatu Sh Dr Cali Saalax ka akhriyey Masjidka
Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax oo ka Hadlay firqada Al-ashcariya (Dhageyso)
(February 25, 2012)
Norway:-Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Maxamed oo ka mid culumada dacawada ka wada wadanka Norway gaar ahaan masjidka Al-tawfiiq ayaa waxaa uu si fiican uga hadlay Firqada Ashcariyada xili uu ku guda j
Al-Qaflah iyo Daaweynteeda Sheekh Dr Cali Salaax (Dhageyso)
(February 20, 2012)
Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo ina
Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).
(February 6, 2012)
Akhristayaasha Waxaan usoo Gudbineynaa Qaybtii 2-aad ee Su’aalaha iyo Jawaabaha ee aad kusoo diri jirteen Bogga su’aalaha  Guji Booqo Bogga Su’aalaha  ama emailka ah  alyaqiin@alyaqiin.com S
In Warka La Iska Xaqiijiyo Sheekh Maxamed Umal (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(January 29, 2012)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loo wada garanayo kana mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa maanta khubadii Jimcaha ee masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, kaga hadlay muh
Daawenta Muragadda iyo Buufiska Sheekh Mustafe Xaaji Ismail (Daawo Maqal iyo Muuqal)
(January 28, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaji Ismail uu ka jeedshay magaalada Cap-town ee dalka South Afrika waxaana uu Sheekha si fiicab uga hadlay Daawenta Muragad

« Previous PageNext Page »