Faalooyin
Sheekh Umal oo cadeeyey Sheekh Xassaan qaybtii uu kulahaa dilkii Dr. Axmed Xaaji(July 27, 2012)
Sida aan la wada socono waxaa horaantii bishaan Sheekh Max,ed Cabdi Umal oo ka mida culumada soomaaliyeed kuwa ugu caansan looguna jecel yahay waxaa uu kasoo jeediyey masaajidka wayn ee 6th street e Been abuur laga sameeyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar W/Q Sh Xudeyfe Raage
(July 17, 2012)
Nairobi :-Waxaa saaka war been abuur ah lagu soo daabacay shabakadaha caadeystay beenta iyo xadgudubka waxaana qoraalkaas lagu been abuurtay Sheekh C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar qoraalka been abuurka Burburinta Buulka Caarada. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(July 17, 2012)
Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato nabigeena dushiisa (SCW).Horudhac :-Inta aanan u guda gelin qormadaan Burburinta Buulka Caarada, waxaan in yar ka bidhaa Muxaadaro Sheekh Dr C/raxmaan Sh C/laahi Cumar Live Radio Halgan (Dhamaad)
(July 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Dr C/raxmaan Sh C/laahi Cumar waxaana uu muxaa Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Boorma oo gaaray meeshii ugu sareysay
(July 16, 2012)
Burma:-Muslimiinta ku nool dalka Burma ayaa waxaa lagu hayaa xasuuq iyo isir naceyb aad u baahsan waxaana wararka ugu danbeeyey ee laga helayo hay,adaha gaalada ee sheegta in ay ilaaliyaan xaquuqada b Ka dhowrso hilibka Culumada adiga oo jaahil ah waxna kala aqoon W/Q Maxamed yare (Abu Ibrahim)
(July 11, 2012)
بسم الله الرحمن الرحيم إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ومن سيئات أعمالنا، م القول الأمين في الرد على الشيخ حسان حسين آدم W/Q:Mowliid Khaliif Cali (Abu Mucaad)
(July 7, 2012)
Nairobi:-Waxaan halkan ugu soo gudbinayaa walaalaha ku taxan Halgan.net qormo yar aan ugu talo in aan ku dulistaaqo fatwo uu dhawaan bixiyey Sh Xasaan Xusen Aden waxaana ugu magac daray القول Nin walba siddo la qabto wuu leeyahay Sheekh Shible Vs Sheekh Xasaan(Dhageyso)
(June 15, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta halkaan idiinku soo gudbinayaa maqaal aan ku eegayo in culimada dalka Soomaaliyeed muxaadaraad ama duruus ay jeediyeen laga soo jar jaro cod si markaas loogu adeegsado in culimad Xukuumadda Soomaaliya Maxay Qabatay? Iyo Caqabadaha Hortaagan
(May 2, 2012)
Haya’adda kaliya ee la qiimayn karo waxa ay qabatay iyo caqabadaha soo foodsaaray waa xukuumadda (Ra’isul wasaaraha iyo wasiirada Soomaaliyeed) .Waqtiyadaan dambe waxaa isa soo taraya in xukuumada DAMACII LIITEY Dr Saadiq Eenow
(April 8, 2012)
Damacu waa tilmaan aad u liita oo qofkii wax isku falaaya uu ka xishoodo. Waa tilmaan la xiriira aragti ku dhisan dugaag nimo, taas oo ka dheer garaadka hagaagsan iyo garashada wanaagsan. Qofku markuu
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|