Faalooyin

Caanaha ama carka!!. W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(February 7, 2016)
Boosaaso:-Caanuhu waa gallad Eebbe inaka siiyo nimcoolayda, waxaa soomaalidu tiraahdaa waxaa caano ugu mudan kuwa geela, waxay ku cabbireen buuniyadij hore ee soomaaliyeed tixo iyo oraahyo dhaxal gal
Qalinkaaga ma Scan -Gareysay intaanad Isticmaalin W/Q Dr.C/Qani Badar
(January 6, 2016)
U hiilinta danta ummadda iyo diintu waa xil iyo masuuliyad qof walba saran. Sidoo kale waa wax cid waliba sheegato inay iyadu tahay cidda xilkaas leh tahay! Fircoon Ilaahay wuxuu ku asteeyey inuu a
Awooweyaasha dulman (Daarood iyo Hawiye) W/Q Sh Axmed Cabdi Samed
(December 10, 2015)
Hawiye iyo Daarood baa soo duulay, Daarood iyo Hawiye ayaa laayey, Hawiye iyo Daarood baa xoolihii dhacay, Daarood iyo Hawiye ayaa qixiyey!!! Labadaan oday oo ay ku abtirsadaan qeyb weyn oo ka mid ah
Xarunta Xasaradaha! ( Gaalkacyo) W\Q: Macalin Mukhtaar Sh.Cabdiraxmaan
(December 9, 2015)
Diinteenna siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay Walaalkii Qaabiil,kaddib markii ay is qoonsadeen,ilaa Qiyaami saaca,nafkasta o
Waa Kuma Maxamuud Go’l Agaasi [أبو القعقاع السوري] ? Taliyaha 2-da Aag [Masawiro/ Video]
(November 27, 2015)
Doha:-Waa Barmaamij uu Tv-Ajazeera.net ka diyaariyey Maxamuud Go'l Agaasi oo lagu naanaysi jiray أبو القعقاع السوري waxaa uu dhashay 10/06/1973 waxaan uu ku dhashay deegaanka lagu maga
Mu’ssadda Zaylic ”سلسلة حقائق تنشر لأول مرة.. هذا ماجرى في الصومال” Xaqiiqooyin dahsoonaa oo la soo bandhigayo
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa baraha Internetka ee taageera Ururka Al-qacida iyo weliba Socila Media ah  lagu faafiyey fariin qoraaleed loogu magacdaray ''Xaqiiqoyin Dahsoonaa ee Soomaalya oo wajiga laga faydi doo
Axkaamta Ciidul-Fidriga iyo Sakaatul Fidriga W/Q Muxamed Sh.Aadam weli
(July 16, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay , ammaan iyo nabadgalyana nebiga dushiisa ha ahaato , waxaan jeclaystay inaan halkan ugu soo koobo  axkaamta ciidul-fidriga iyo sakaatul-fidriga
Sidee mushkilad ku haysata loo xaliyaa ? W/Q Muxamed Sh.Aadam weli C/raxmaan
(July 14, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay  Nebigana ammaan iyi nabadgelyo kor kiisa ha ahaato intaa ka dib waxaan jeclaystay qormadan inaan kaga hadlo mawduuc aan is leeyahay baahi weyn a
Heerarka qabyaaladda (hooyo masaajidka tolkay i geeya, idinkuna kan tolkiin aada!!!).  
(July 3, 2015)
Garoowe:-Qabyaaladdu iyada oo xun ayay sii kala liidataa. Iyada oo foolxun qof kasta oo ku dhaqma ayay ku sii kala fool xuntahay dadka. Tusaale ahaan qabyaaladda ay falaan sheekha, aqoonyahanka iyo qo
Ramadaan soo dhawoow W/Q Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur
(June 14, 2015)
Boosaaso:-Waxaa kaabiga ina saaray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, waa maalmo tirsan oo durba ina dhaafaya, waxaa ku kaydsan khayr aad u mug weyn, waxaase la rkaa in ay in badan oo muslin ah ay sahal

« Previous PageNext Page »