Maxaa cusub maanta ?

Sheekh Maxamuud Shible oo caawa muxaadarooyin taxane ah ka bilaabay Masjidka Al-Hidaaya
(January 18, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa muxaadarooyin taxane ah ka bilaabay magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Al-Hidaaya waxaana aad loo soo buuxdhaafiyey muxaadarada Sheekh Maxamuud Shible ,Sh
Leicestershire Somali Businesses and Service Providers Directory 2013/14
(January 17, 2013)
Allaah ayaa mahad idilkeed ay u sugnaatay, waxaa maanta laguu hayaa fursad aad ku ballaarin karto ama aad meel fog ku gaarsiin karto adeega aad bulshadaad u heyso, haddii ay noqon laheyd ganacsi, hayâ
Daahfur Buug cusub oo loogu magacdaray Dib-u-eegid ama “Xusuusqor oo ka dhici doona London
(January 12, 2013)
London:-Waxaa dhawaan la daabacay buuggii noociisu ugu horreeyay ee ku saabsan maalmihii ugu dambeeyay Dowladdii Soomaaliya iyo bilowgii dagaalada sokeeye –(30.12.1990 – 06. 1994). Waa jiraan buug
Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(January 11, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay marka qofka Muslinka marka uu qabto xilka wax laga doonayo oo ay ugu horeyso in alle uu ka baqo uu ka
Abu Mansuur Al-Amriki o mar kale sheegay in Naftiisa ay khatar ku jirto(Daawo)
(January 9, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale la soo dhigay barta Youtube-ka qeylo dhaan mar kale ka timid Abuu Mansuur Al amriki oo ay dhawaan Ururka Al-Shabaab ka mamnuuceen in uu ku hadlo afka Muhaajiriinta ka garab d
Shirweynihii sadexaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Afrika oo habsami ah u socda
(December 29, 2012)
Waxaa Si habsami leh u socda shirweynihii 3aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool South Africa, oo qaybtiisii 1aad ka furmay Masjid Al shaafici magaalada Johannes burg 24/12/2012 ilaa 27/12/2012..
Ahmiyada Tarbiyada caruurta Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(December 23, 2012)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Nairobi gaar ahaan masjidka Al-Hidaaaya waxaana uu Sheekh Maxamed Umal uu Muxaadaradi
Dowrka dacwada kuleeyihiin dumarka Sh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan Raximahulaaah(Daawo)
(December 22, 2012)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan Raximahulaah taas oo uu ka jeediyey magaalada Nairobi 2008 mar uu socdaal caafimaad ku yimid Sheekh Dr .
Taariikh Nololeedkii Sh.Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh. Aamin
(December 17, 2012)
1- Hordhac 2- Qoyska uu sheekhu ka soo jeedo 3- Dhalashadii sheikha iyo barbaaritaankiisii 4- Kaalinta uu ku lahaa sh.cabdiwali Dacwada Guud Uganda 5- Xadhigii Sh.Cabdiwali 6- Culumadii uu waxka bart
Sh.Maxamed Cumar Dirir oo si aan horay loo arag loogu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga.[Masawirö]
(December 3, 2012)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Cumar  Dirir oo ka mid ah culimada ugu caansan Geeska afrika laguna bartay Dacwada iyo daraasaynta Cilmiga sharciga ah gaar ahaan Tafsiirka Qu’aanka kariimka ayaa socdaal dacwad

« Previous PageNext Page »