Maxaa cusub maanta ?
فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sh Umal muxaadaradii 1aad ilaa 3aad (Dhageyso)(July 7, 2012)
Nairobi:-Waxaa walaalaha khayrka jecal aan caawa u soo gudbineynaa Muxaadarooyin uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedshay Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekha muxaadar

(July 7, 2012)
Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaysaa Muxaadaro uu Sh.C/raxmaan Abyad dhawaan ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen , Sheekha ayaa Muxaadaradiisa waxaa ugu

(July 7, 2012)
Sweden:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan akhritayaasha Halgan.net in si Live Maqal iyo muuqaal ah kala socon doonaa Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka oo bilaawday maanta oo bisha Julay ay tahay 5

(July 5, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro ka bilaabay Masjidka weyn ee Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa (فكرالخوارج و

(July 4, 2012)
Waaciye:-Nadwo Cilmiyeedka 3aad ay ka bilaabay Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee Degmada Waaciye ayaa gashay caawa habeenkii sadexaad oo xidhiidh ah waxaana dariga labaad soo jediyay Sheekh C/raxmaan Maxam

(July 1, 2012)
Qardho:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjidka Cumar binu khadaab ee magaalada Qardho Nadwo cilmiyeed kii 9aad oo Ciwaankeedu yahay ومن احسن قولاممن دعاالى اللهوعمل صال

(June 27, 2012)
Qardho:-Waxaa si habsami ah habeenkii labaad uga socota Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho Nadwo cilmiyeedkii 9aad oo xalay bilaabatay waxaan caawa darsigii 2aad jeediyey Fadiilatu Sh

(June 26, 2012)
Leicester:-Horn of Africa Services and Development Organization (HASDO) waxay kugu casumaysaa in aad kala soo qaybagasho kulan ama siminaar looga hadlayo muhiimada ay leedahay waxabarashada iyo caqaba

(June 26, 2012)
Waxaa Caawa oo Arbaco ah Masjidka Cumar binu khadaab ee magaalada Qardho ka bilaabatay Nadwo cilmiyeed kii 9aad oo Ciwaankeedu yahay ومن احسن قولاممن دعاالى اللهوعمل صال

(June 21, 2012)
Nairobi:-Waxaan maqaalkaygii hore uga soo hadlay si kooban in caalim iyo Sheekh walba uu leeyahay ijtihaad kale duwan oo iska hori maanaya taasna ay sabab u tahay mar walba wadciga uu ku jiro iyo cilm
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|