Maxaa cusub maanta ?
1-4 Tilmaamaha Manhajka Ahlusunnaha ee dadka Axkaamta la siinayo Sh.Abu Xasaan (Qoraal + Dhagayso)(June 18, 2012)
Boosaaso:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa caawa mar kale idiin soo gudbinaysaa darsi ka kooban ilaa 4 qaybood oo uu fadiilatu Sh. Xassan Maxamed Ibraahim Abu Xassaan uu uga hadlayo Tilmamaha Manhaj Sh.Maxmed Dirir Iyo Shiikh C\raxman Caddaani Oo Muxaadarooyin ka Jeediyey Wadanka Austria (Vienna)
(June 11, 2012)
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey wadanka Austria(Vienna) ee qaaradda yurub ku sugnaa Shiikh Maxmed Dirir iyo Shiikh C\raxmaan Caddaani oo iyagu bilihii aynu ka soo gudubnay safar dhinaca dacwada ah ku jo Muxaadaradii 1aad ee ka digitaanka Gaalaysiinta Muslimiinta Muta’awiliinta Sh Maxamuud Shibli( Video)
(June 3, 2012)
Sh. Maxamuud Sheekh. Maxamed Shibli oo in dhawaaleba masaa’il khatarta ah uga hadlayey si cilmi ah, ayaa xalay waxa uu bilaabay Muxaadaro uu uga hadlayo waxa ay ahlu Sunaha ka yiraahdeen gaaleysiint

(June 3, 2012)
London:-Waxaan halkaan idinku soo gudbin doonaa Kitaabka uu akhriyey Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo ka mid ah culumada dalka Soomaaliyeed kitaabka ayaa waxaa la yiraahdaa التبيان في آ

(May 14, 2012)
Columbus:-Sheekh Maxamed Idirs Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwo ku jooga dalka Mareykanka ayaa waxaa uu Khudbadii Jimcaha uga hadlay Qiimaha Sharecada Islaamka iyo Fasaadka Da

(May 8, 2012)
Arhus:-Waxaa biloowday mashruucii iibinta Markiska Bilaal Aarhus, walaal adigoo mahadsan ka qayb qaado iibinta Markiska Bilaal ee magaalada Aarhus ee dalka Denmark. Waana Markaskii ugu horeeyey ee

(May 2, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta mar kale idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaali

(April 30, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya darisk

(April 24, 2012)
Sidaan horay u sheegnay waxaa maalinti Arbacada 18/04/2012 booqasho dacwadeed ku soo gaaray wadanka Zambia Caalimka wayn ee Somaaliyeed Sheekh C/Qaadir nuur Faarax iyo Sheekh Mohamed Shaafici iyo

(April 22, 2012)
Muqdisho:-Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay caawa idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliy
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|