Maxaa cusub maanta ?
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/Taqwaa2.jpg)
(January 28, 2012)
Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114 ee Tele conderenceka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda Soomaaliyeed.waxaana ka mis ahaa culumadii
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/Capture.jpg)
(January 26, 2012)
Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad u Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Macalin Daahir Aweys
(January 25, 2012)
Afgooye:Inaalillaahi waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa deegaanka Ceelasha Biyaha ku geeriyooday allaha u naxriistee Shiikh Macalin Daahir Aweys oo ahaa macalin iyo Sheekh weyn oo si wey loo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/Shidaalka.jpg)
(January 23, 2012)
London:-Idaacada BBC-da qaybteeda Afka Ingriiska ayaa waxaa ay waraysi gaar ah la yeelatay Madaxa Shir kadda Afrika Oil Keith Hill iyagoo ka xog waraystay Shidaalka laga hellay Dooxadda Dharoore ee Pu Dhalinta baraarugu ma Jihaadayaan mise Xorriyadda Saxaafadda ayey ku kadsoomeen W/Q Cubtan Yuusuf
(January 22, 2012)
Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xigana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم , intaa ka dib maqaal kay gii “Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay” ujeedadii aan ka laha Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay? W/Q Cubtan Yuusuf
(January 17, 2012)
Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin isku magacaabay “Abuu Faadumo”. Qoraalku wuxuu ku soo baxay shabakado ay mid Wadaadada diriraya ma wada saxanyihiin?. W/Q: Axmed C/samad
(January 17, 2012)
Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ugu wada jirey maxaakimta iyo muqaawamada, xilligaas oo uu socdey dagaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Shiikh Maxamed Idirs iyo Shiikh Axmed Nuur.(Dhagayso)
(January 14, 2012)
Wareysi Dheer oo ku saabsan dhibaatooyinka Nolasha qurbaha iyo sida xal loogu heli karo ,Waxaa ka qayb galay Sh Mohamed Idirs & Sh Axmed nuur, waraysiga ayaa ah mid ay culimadu kaga hadleen dhibaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/timthumb.png)
(January 12, 2012)
Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magacdaray MAQAASI DU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday masaajidka Rawdah ee bartamaha magaalada. Taas oo ahayd
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/dsc00615.jpg)
(January 11, 2012)
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. sida badanna kooxda ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa h
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|