Warar
Madaxweyne Farmaajo oo ka digay wax ka badalka Dastuurka Dalka.(January 22, 2024)
Muqdisho:-Iyadoo aan ognahay khatarta jiritaan ee maanta ku xeeran dadka iyo dalka Soomaaliyeed, Annagoo ka duulayna sida shacabka iyo Madaxda Soomaaliyeed ay ugu midoobeen difaaca midnimadooda iyo m Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Qadar
(January 22, 2024)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha l Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi
(January 21, 2024)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxt Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo kulmay.
(January 20, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Moh Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Masar
(January 20, 2024)
Qaahira:-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas. Labada Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qeyb galay sanad guuradii 25aad ee FPENS,
(January 14, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee aasaaska dalladda waxbar Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatooroo kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Garoowe.
(January 13, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ka qayb Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland oo Shir Guddoomiyey fadhiga 7-aad ee baarlamaanka.
(January 13, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Moh Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland oo xilka wareejiyey
(January 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaa Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday bariga Laascaanood.
(January 10, 2024)
Laascaanood:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo, Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa kulan degdeg ah la qaatay Isimmada Dhaqanka iyo Waxgaradka Deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|