Warar

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad
(July 20, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku
Madaxweynaha Puntland oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(July 20, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirad
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad.
(July 19, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomi
𝗥a’iisul wasaare Xamze oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada .
(July 18, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo
(July 18, 2023)
Luuq:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlada Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka oo ay wafdigii
Madaxweynaha Jubaland Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay howlgalada kasocda deegaanada Jubaland
(July 14, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee lagu cirib tirayo kooxaha
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(July 14, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirad
Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda WFP.
(July 12, 2023)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta Magaalada Beledweyne ku qaabilay Kuxigeenka Madaxa Hay'adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Mar
Taliyaha Booliska Puntland oo shir la qaatay saraakiisha Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha
(July 12, 2023)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka booliska DPL S/Guuto Mumin Abdi Shire oo maanta shir laqaatay Saraakiisha Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo Qaybta Nabadgalyada Wadooyinka DPL. Shirka waxaa sidoo kala
Madaxweynaha JFS kulan wadatashi ah ugu baaqay madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka
(July 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan ma

« Previous PageNext Page »