Ogeysiis Nadwo ka bixi doonta Qolka Paltalka Somali Islamic Altaqwaa Network
(January 19, 2012)
London:-Waxaan dhamaan lagu wargelinayaa walaalaha ka faa'iidaysta Aaladda Paltalk ( Qolka Somali Islamic Altaq waa Network ) iyo Telecon ferenceka 114 ee USA/Canada ugu bishaaray naynaa inay jirto na
Golaha Wasiirada DFKM oo shir ku yeeshay magaalda Muqdisho
(January 19, 2012)
Muqdisho, 19 January 2012 Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sa
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo waraysi siiyey Idaacada VOA(Dhagayso)
(January 19, 2012)
Madaxweynaha dowllada Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale. Madaxweyne C/raxmaan Faroole
Hoo idam Alle ha calfane! Sh Axmed Cabdisamad
(January 19, 2012)
Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen u jeedooyinka oo qaar ayaa ficilo u dagaalamayey, kuwana waxaa galiyey hunguri xukun doon ama mid
Markaz As-Sunnah oo laga dhisaayo Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag,
(January 19, 2012)
Badhan:-Markaz Sunnah, waa xarun aad u wayn oo dhismaheedu ka socdo, magaalada Badhan, Xarun tan, aya waxa loogu tala galay Muslimiinta ku dhaqan magaalada Badhan, iyadoo oo leh, Masjid aad u wayn, Ma
Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa DFKM oo maanta lagu dhawaaqay
(January 19, 2012)
Waxaan maanta soo dhameystirnay xubnihii Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa si ay u howl galaan, 17kii November 2011 ayaa golaha wasiiradu waxey ansixiyeen in dib loo cusbooneysiiyo sharciga Law no. 1
Qarax lala beegsaday ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne
(January 19, 2012)
Ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagula eegtay qarax miino ah oo ah kuwa meelaha fog laga hago khasaaraha ayaa soo gaaray ciidanka Itoobiya iyadoo askarta dhaawacantay iyo
Ogeysiis:Barnaamijyo iyo Waxbarasho ka socta xarunta (Beder Center)
(January 19, 2012)
Hargeysa:-Waxa aanu kugu wargalinayaa in admission-kii barnaamijyada waxbarasho ee Xaruntu uu furanyahay. Si aad macluumaad dheeraad ah u hesho fadlan Hoos ka Akhriso  Aad ayaad u mahadsan tahay.
Maamul goboleedka cusub ee Khaatumo oo madaxdiisa lagu dhawaaqay maanta
(January 19, 2012)
Taleex:-Magaalada Taleex oo uu ka soconayo shirka beesha Dhulbahante ee Khaatumo2, isla markaasna horey loogu dhawaaqay magaca ay yeelaneyso dowlad goboleedka cusub, ayaa maantana waxaa looga dhawaaqa
BBC Maxamed Cali Cilmi ka waraysatay weerarkii dhinaca internet-ka ee Kenya (Dhageyso)
(January 19, 2012)
Nairobi:-Laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa ka xog waraysatay Maxamed Cali Cilmi oo ku xeel dheer dhinaca shabakadaha internet-ka weerar lagu soo qaaday website-yada dawlada Kenya weerarkan ayaa sabab

Next Page »