Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Rooble oo shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho

March 5, 2012 - Written by

Jabuuti:-Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad Rooble ayaa maanta shirja,raaid ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu beeniyey in askar u dhalatay Jabuuti lagu dilay dagaalada ka dhacay magaalada Muqdisho. Dayib Dubad Rooble ayaa sheegay in ay been tahay in askar looga dilay magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa sheegay in ciidamada dalka Jabuuti aysan wax howlgal ah ka bilaabin magaalada Muqdisho maadaama aan wili la soo dhameystin ciidanka Jabuuti.

Dawladda Jabuuti ayaa waxaa ka jooga magaalada Muqdisho 900 askari waxay ka mid yihiin ciidamada AMISOM ee dagaalka kala soo horjeeda Ururka Al-Shabaab.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online