Madaxweynaha DFS oo qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Switzerland
(November 1, 2012)
Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud  ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Switzerland oo ay hogaami nayeen Safiirka iyo Xoghayaha Ko
Howlgal ciidan oo saaka ka dhacay magaalada Kismaayo oo dad badan lagu qabqabtay
(November 1, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in magaalada ay saaka ku waabariisatay howlgalo ay samaynayaan ciidanka Raaskaambooni kuwa DFS iyo c
Maamulka Gobalka Hiiraan oo xabsiga dhigay wariyeyaal ka howlgalaye B/weyne
(November 1, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Maamulka gobalka Hiiraan uu saaka xabsiga dhigay koox  wariyeyaal ah oo ka howlg gali jiray gudaha De
Falanqayn: Warbixinta Guddiga Madaxa Bannaan ka soo saaray Baadhistii Dilkii loo geystey Sh Dr. Axmed X. C/raxmaan
(November 1, 2012)
Guddi madax bannaan oo muddoba baadhayey ciddii ka dambeysey dilkii naxdinta lahaa ee kal hore lagu diley magaalada Bosaaso Dr. Shiikh Axmed Xaaji C/raxmaan Alle ha u naxariistee ayaa soo bandhigay 25