Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kampala(Masawiro)

December 24, 2012 - Written by

Kampala :-Madaxweynaha DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor-dhowayd gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda Madaxweynaha ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni iyo jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Kampala.

Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya saraakiil ka tirsan ciidanka DFS iyo kuwa Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaana ay dowlada Ugandha kala hadli doonaan sidii loo kordhin lahaa howlgalada iyo taageerada ay ciidamada AMISOM siiyaan DFS

no images were found

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmuud ayaa wuxuu shalay kulan kula qaatay magaalada Nairobi dhiggiisa dalka Kenya Mwai Kibaki waxayana kala saxiixdeen heshiis gaaraya ilaa 11 qodon .

A/Cawale
Halgan.net
sawirada Xafiiska Madaxtooyada

 

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online