Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)

March 8, 2013 - Written by

al-hidaaya1Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaana khudbada jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise wuxuuna Sheekhu ka hadlay naadrta iyo khatarta ay leedahay waxaana uu Sheekhu aad ugu dheeraaday sida alle uga digay naarta.

Sheekh Xasan Ibraahim Ciise ayaa aad uga digay dadweynihii soo camiray Masjidka Al-Hidaaya Naarta iyo asbaabaha lagu galo waxaana uu ugu baaqay dhamaantood in ay alle u laabtaan oo ay ka fogaadaan macaasida

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/8q7573797p/sheekh_xasan8.mp3″]Ama Halkan Mp3

Yaasiin Ahmed Cabdi
Nairobi
Halgan.net

8 Comments so far

Leave a comment

  1. ASC mashaa,allah walaahilcadiim walaayaal waa in aan dadaalno hadaana waqti heesanaa walayaal aan tobadkeeno walaahil cadiim waxbaa na sugaayo hadanan ALLAH aan loonoqonin walaalayaal ILAHAY hanacafiyo naxariistiisana hanasiiyo amiiin ilahay waxaan oga baryayaa walaalkeen sheeq ibraahim in uu ilaahay siiyo cimridheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban danbigiisa iyo kii walidkiisba ilahay dhaafo aaamiiin WALAALAH HALGAN NET QEER AAN DHAMAAN BAAN IDIIN WAREESTAY ALLAH SUBXANA WATACAALAA INUU IDINSIYO SAAD NOOGU DADAASHAAN

  2. MANSHA ALLAH ILAHYOW KHAYR KUSI SHEKHA NARTA AYU NOGA DIGAY ALLAH HANAGA DHIGO KUWI KUWANA QATO

  3. maasha Allaah sheikh xasan ibraahim ciise xafidahuAllaah Allaah danbigiisa iyo kan waalidkiisa ha dhaafo Aamiin walalaha galhan.net jazakumuAllaahu Kher….

  4. maa sha alaah
    walaahi inuu uxubu fuilaah sh hasan ibrahim
    maasha alaah mar ayaan ka dhagaystay muxadiro safar uu ku yimid meel aan joogay waa taqi wadadkani ilahay ilahay khayrka na jeclaysii
    ala maxaa ka macaan din teena macaan
    halgana mah

  5. asc,walalaha qeerkow wan idiin salamay

  6. Maasha allaah Jazaakumul-laahu kheyran Walaalaha Halgen

  7. Masha allah, Illahay ajir hakasiiyo sheekha

  8. Masha allah sh.xasanibrahim ciise jzklh, baxda halgan wad mahadsan tihiin adinkana sida ad nogu so gudbisiin Muxadaroyinka.

Leave a comment

*