Madaxweynaha DFS oo Booqday Wasaaradda G/dhiga iyo Villa Baydhabo
(March 24, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Mudane Xasan Shiikh ayaa kormeer guud ku tagay Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Was
Dagaalo culus oo ka qarxay Deegaanka Birta Dheer ee duleedka Garbahaarey
(March 24, 2013)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo  Deegaanka Birta Dheer, dagaalkaas oo u dhexeeya ciidamada DFS iyo kooxda Al-Shabaab ,dagaalka ayaa wax
Wafdi wasiiro ah oo ka tirsan DFS oo gaaray magaalada KIsmaayo(Masawiro)
(March 24, 2013)
Kismaayo:-Wafdi ka socda DFS oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaana ay hordhac u yihiin socdaal uu Raisulwasaaraha DFS Cabd
Warqad furan oo ku socota Culimada Soomaaliya. [Gabay]
(March 24, 2013)
Culimadayadoy ugu horrayntii waxaan idin leeyahay cisi iyo sharaf Allaha idin huwiyo, jazaakumullaahu cannaa khayran. Intaas ka dib waxaan idiin soo gudbinaya, anigoo idinka raali galinaya haddii
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee Boorama Sheekh Xasan Khayre (Dhageyso)
(March 24, 2013)
Boorame:-Sheekh Xasan Khayre oo ka mid ah Culumada Magaalada Boorame ayaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil waxaa uu kaga hadlay khatarta ay leedahay dilka qof Muslinka ah wuxuuna sheek