Mu`tamarkii 11aad oo ka bilaabanaya Magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway
(March 26, 2013)
Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee ku nool Norway iyo Yurub intaba waxaan idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo 28.Mars 2013 Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawf
Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo[Daawomasawirada]
(March 26, 2013)
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.  Ra’iisul Wasaar
Wasiiru-dowlihii wasaradda adeega bulshadda DFS oo ku geeriyooday dalka Kenya
(March 26, 2013)
Muqdisho:-Waxaa saaka si lama filaan ah oo naxdin leh ugu geeriyooday Magaalada Nairobi Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeega Bulshada Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumad
Wafdi ka socdey EU oo soo gaaray magaalada Garoowe xarunta Puntland.
(March 26, 2013)
Garoowe:-Waxaa goordhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda EU waxaana wafdiga horkacaya Ergayga Maraykanka u qaabilsan Somalia Ambbasador James Swan.Wafdiga ayaa w
Ra’iisul Wasaaraha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo la filayo in uu gaaro Kismaayo
(March 26, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shirdoon  iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in uu dhawaan u Ambabaxo magaalada  Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana socdaalkiisa ku weheliya ma