Bayaankii Culimmadu ka soo saartay Nadwadii ka socotay Masjid Al-Rowda(Akhriso)
(March 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 08/03/2013 kusoo gabagaboobay Masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari , Nadwo cilmiyeed socotay afar habeen, cinwaan keeduna ahaa “ I
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(March 8, 2013)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Umal oo maanta khudbadii Jimcaha ka akhrinayey masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii, ayaa sii waday mowduucii uu horey uga hadlayey ee ka digidda dhiigga Muslimka guud ahaa
Nadwadii Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso habeenkii 3aad (Masawiro+ Cod )
(March 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay halkeedii ka sii soctay Nadwo cilmiyeedkii ay culumada ku qabteen Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana darsigii xalay galay labada Sheekh ee ka
Daawo masawirada Qaraxii xalay lala beegsaday Masjid Rowda iyo Sh Axmed Cabdisamad oo dadka la hadlay.[Dhagayso]
(March 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay Bam gacmeed lagu weeraray Masjidka Rowda ee magalada Boosaaso xili ay ka socotay Nadwo cilmiyeed diini ah oo ay jeedinayeen culimo kale duwan ,duruusta nadwada ka baxaysay ayaa w
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(March 8, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaana khudbada jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise wuxuuna Sheekhu ka hadlay naadrta iyo khatarta ay leedahay waxaana