Taliyahii sare ee ciidanka xorta Syria oo la keenay dalka Turkiya isaga oo dhaawac ah (Video)
(March 25, 2013)
Turkiya:-Taliyaha hogaanka sare ee ciidanka Xorta (Free Syrian Army (FSA) Col.Riad Al-Assaad ee dagaalka kula jira dowlada Syria ayaa la keenay dalka Turkiya isaga oo qaba dhaawac ka dib markii lagu
Madaxweynaha DFS oo caawa gaaray caasimadda dalka Qadar ee Dooxa(Masawiro+ Video)
(March 25, 2013)
Qadar:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa waxa
Maxkamad ku taal dalka Denmark oo xabsi ku xukuntay laba wiil oo walaalo ah (Dhageyso)
(March 25, 2013)
Denmark:-Maxkamad ku taal dalka Denmark ayaa waxaa ay xabsi kala duwan ku xukuntay laba wiil oo walaalo ah ka dib markii ay ciidanka nabadsgida ee dalkaas PET ay ku eedeeyeen in ay ku soo tababarteen
Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ahaa saraakiishii UWSLF oo shil gaari ku dhintay
(March 25, 2013)
Jigjiga:-Waxaa maanta shil gaari ku dhintay Allah ha unaxariistee  Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ka mid ahaa saraakiishii ururkii UWSLF waxaan sidoo kale shilka gaari uu dhaawac fudud ka soo gaara
Wasiirka G/dhiga oo galabta kormeeray xerooyin Ciidan oo ku yaala Kismaayo(Warsaxaafadeed)
(March 25, 2013)
Kismaayo:-Wasiirka gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehl
Ra’iisul wasaaraha DFS, Cabdi Faarax Shirdoon oo beri la filayo in uu yimaado Kismaayo
(March 25, 2013)
Kismaayo:-Ra'iisul wasaaraha Dowllada Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la filayey in ay maanta soo gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose a
Kulan muhiim ah oo ay yeesheen Ducaada Johannesburg iyo Gudiga Dacwada ee Johannesburg
(March 25, 2013)
Johannesburg:-Waxaa maalintii axada oo bisha ay ahayd 24/03/2013 kulan ku yeeshay Markazka Dacwada ee Al-bayaan ee Johannesburg gudiga dacwda iyo qaar ka mid ah ducaada magaalada JOHANNESBURG ee dalka
Madaxweynaha DFS oo Agaasime KMG ah u Magacaabay Hay’adda Nabadsugidda
(March 25, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow si ku meel gaar ah u soo magacaabay agaasimaha hay’ada nabad sugida ee DFS waxaa loo magacaabay masuul uu magaciisa ku soo koobay Cabdi
Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose iyo nin lala xiriirinayo qarax oo gacanta lagu dhigay
(March 25, 2013)
Kismaayo:-War uu goordhow na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM oo marayey agagaarka xarunta madaxtooyada ee magaala
Dadweynihii Muqdisho oo bilaabay in ay baacsadaan kooxaha Madax Jabiska kuna qabtay Degmada Dharkeenley
(March 25, 2013)
Muqdisho:-Dadweynaha reer Muqdisho ayaa waxaa ka ba,ay cabsidii ay ka qabeen kooxaha amniyaadka ee Ururka Al-Shabaab ee la yiraahdo madax jabis ka dib markii ay maalintii shalay baacsadeen laba ka mid

Next Page »