Bandhig Cilmiyeed lagu qabanayo London, Birmingham iyo Shefield
(September 19, 2013)
London:-Haddii Eebbe idmo, waxaa maalinta Axadda oo ku beegan 22-ka September 'Bandhig Cilmiyeed' lagu qaban doonaa hoolka shirarka ee Masjidka Daaru Ricaaya ee magaalada London.Bandhig cilmiyeedkaas
Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels
(September 19, 2013)
Muqdisho:--Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Sa
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo qabsaday degmada Mahadaay
(September 19, 2013)
Jowhar:-Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay gacan ka helaya ciidanka AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Mahadaay ee gobolka Sh./Dhexe iyadoo aan wax dagaal ah uusan ka dhici mag
Arday cusub oo ah dufcadii14-aad oo ku soo biirtay Jaamacada Bariga Afrika.[Masawiro]
(September 19, 2013)
Boosaaso:-Waxaa jaamacadda bariga Africa lagu qabtay maalinimadii arbacada 18/09/2013 xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafaladdaas oo loo qabtay ardaydii ku guulaysatay imtixaan kii Admission-
Xoghayaha arrimaha dibada Xisbul Islaam oo xabsiga laga sii daayey
(September 19, 2013)
Muqdisho:-Sh Maxamed Macalin oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibada ururka Xisbul Islam ayaa xalay laga sii daayey Xabsiga ka dib  markii ay saacado xireen ciidanka nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaa
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba oo soo gaaray Copenhagen
(September 19, 2013)
Copenhagen:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa xalay uu soo gaaray magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark.Wafdiga Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Ju