Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyooday magaalada London
(September 21, 2013)
London:-Waxaa maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada London gaar ahaan Isbitaalka University College Hospital London (UCLH) ,Allaha u naxariistee Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo in mudo ah xa
C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle) oo caawa lagu dilay Gaalkacyo
(September 21, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay allaha u naxariistee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle), waxaan kooxda hubaysan ay dhaawac u geysteen labo nin oo marxuu
Iska horimaad ka socda weli Westgate Mall magaalada Nairobi
(September 21, 2013)
Nairobi:-Iska horimaad ayaa weli ka socda gudaha Westgate Mall magaalada Nairobi iyadoo weli kooxdii hubaysnayd ee weerar ka ka danbeeyey ay ku sugan yihiin qayb ka mid ah Dhismaha Westgate Mall, dad
Weerar lagu qaaday Westagate Mall iyo Ururka Al-Shabaab oo sheegtay
(September 21, 2013)
Nairobi:-Kooxo ku hubeysan oo aan ilaa haatan la aqoon heybtooda ayaa waxay weerar ku qaadeen gudaha Suuqa caanka ah oo lagu magacaabo Westagate Mall oo ku yaal xaafada Westland ee magaalada Nairobi.
Wasaarada warfaafinta Puntland oo shaqada ka joojisay TV-ga Universal
(September 21, 2013)
Garoowe:-Dowlad Puntland ayaa maanta si rasmi ah shaqada uga joojiyey telefishinka Universal ee ka howlgali jiray degaanada Puntland waxaana lagu eedeeyey in uusan soo tabin khudbadii Madaxweynaha Pun
Madaxweynaha oo kulamo muhiim ah la qaatay Madax sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka
(September 21, 2013)
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo safar shaqo ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa uu kulumo laqaatey Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalkan Mareykanka Mudane John .F.Kerry, Wasiirka Gaa