Risaaladii Sh.Dr Axmed Xaji C/raxmaan uu ku qaatay Darajada Diktooraah.( Akhriso)
(January 21, 2014)
Boosaaso:-Waxaan Akhristayaasha Halgan.net caawa u soo gudbineynaa Risaaladii uu darajada Diktooraah ku qaatay Allaha u naxariistee Sheekh Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan oo  ay kooxaha Amniyaadka Al-Shabaa
Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey ansixinta xukuumada R/W Cabdiweli
(January 21, 2014)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey ansixintii Golaha Wasiirada cusub.Baarlamaanka ayaa maanta u codeeyey oo si aqlabiyad leh ku ansaxiyey X
Qarax dad shacab ah lagu laayey oo ka dhacay Gaalkacyo[Masawiro]
(January 21, 2014)
Gaalkacyo:- Waxaa saaka ka dhacay Gaalkacyo qarax miino ah oo geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, Qarax miinada ayaa waxaa lagu aasay buunada laamiga dhinac galbeedka kaga beegan Isbita
Baarlamaanka DFS oo kalsoonida siiyey Xukuumadda R/wasaare C/weli Sh.Axmed
(January 21, 2014)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan codka kalsoonida siiyey xukuumada Ra'iisul wasaare Cabdi weli Sheekh.Axmed Maxamed waxaana codka kalsoonida siiyey ilaa
Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo hortegay Baarlamaanka
(January 21, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya C/weli Sh. Axmed Maxamed ayaa maanta waxaa uu tegay xarunta golaha baarlamaanka isagoo hadal u jeediyey Xilidhibaanada DFS uga codsaday in
Abu Safiyyah oo ka tegay Denmark oo ay ciqaab marsiiyeen kooxda Daacish (Daawo)
(January 21, 2014)
Arhus:-Mid ka mid ah dhalinyarada in mudaha deganaa Denmark gaar ahaan magaalada Arhus ayaa waxaa uu ka cabanayaa ciqaab iyo xabsi ay u geysteen kooxda Daacish ee dhibaatada badan ka geysatay waqooyig
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxda cusub ee Puntland oo ka dhacday Helsinki
(January 21, 2014)
Helsinki:-Xaflad ka dhacday magaalada Helsinki ee dalka Finland, 19kii Janaayo 2014  ayaa lagu soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo mad