Duqeyn ka dhacday degaan u dhexeeya Sablaale iyo Baraawe
(January 26, 2014)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya Koonfurta Soomaaliya  gaar ahaan Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in ay ka dhacday duqayn loo geystay gaadiid kolonyo ah oo  marayey inta u dhexeysa degmooyin
Muxaadaradii uu Sh Maxamed Idiris ka jeediyey Masjidka Abubakar ee Nairobi(Daawo)
(January 26, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu isbuucii hore ka jeediyey magaalada Nairobi Sh Maxamed Idirs gaar ahaan Masjidka weyn ee Abu Bakar ee ku yaal xaafada Islii oo ay u badan yihiin d
R.W DFS oo furay kulan howleed Golaha Wasiirada uga arrinsanayaan qorshaha 2014
(January 26, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si g
Puntland oo saxaafada u soo bandhigtay hub iyo Agab kale oo ay ka qabsadeen Al-shabaab (Masawiro+Cod)
(January 26, 2014)
Galgala:-Ciidamada dowladda Puntland ayaa saaka saxaafadda u soo bandhigay hub iyo walxaha qarxa oo ay ka qabsadeen ururka Al-shabaab ka dib markii ay shalay weerar gaad mo ah ciidanka daraawiishata e
Nadwo Cilmiyeed ka socta masjidu jaamacu qadiim ee magaalada Boorama (Masawiro)
(January 26, 2014)
Boorama:-Muxaadaradan ayaa ahayd mid ay sugaayeen bulshada ku dhaqan magalada borama taas oo ku tusinaysay markii ay soo dhawaatay saacadii la qabanaayay oo ku beegnayd 18:30 fiidnimo (salaada maqrib