Muxaadaradii uu xalay Nadwada uu ka jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike.[Dhagayso]

April 16, 2014 - Written by Editor

Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn  Al-Rowda ayaa xalay waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadarada jeediyey  Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike waxaana cinwaanka muxaadarada uu ahaa  Nifaaqa iyo Calaama dahiisa. Sheekh Maxamuud Xaliike ayaa muxaadaradiisa ku bilowday qeexitaan uu ku sameeyay waxa ay tahay Munaafaqnimo waxaa uu sheegay Munaafaq nimadu inay tahay in Qofku uu muujisto Wanaag iyo KhayOLYMPUS DIGITAL CAMERAr (inuu Muslim yahay ) islamarkaana uu qarsado shar ,xumaan iyo Gaalnimo.

Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu ka waramay Cadaabka Munaafaqiinta iyo in ay ka cadaab daran yihiin Gaalada caadiga ah, taasina ay ku tusinayso Aayadaha Quraanka iyo Axaadiitha Nabiga.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradadii xalay Nadwada uu ka jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/4px4j0uv8d/2-Nifaaqa_Iyo_Calaamadihiisa_Sh.Xaliiki.MP3.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Mu’assaddu Minhaaj
Halgan.net, Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online