Guddiga dhismaha buundada Midigar oo soo bandhigay dhaqaale lagu wareejiyey.[Masawiro]

October 15, 2014 - Written by Editor

DSC01881Garoowe:-Gudiga dhaqaale u ururinta dhismaha wadooyinka iyo buundada Midigar ayaa maanta soo bandhigay lacago loogu deeqay kaqayb qaadashada dhammaystirka wadooyinka iyo Buundada taasi oo kasoo gaartay Jaaliyadaha dibadda ee reer Puntland. Shiikh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ah gudoomiyaha gudiga dhaqaale uruurinta ayaa sheegay inay soo gaartay 38,615 Kun oo Doolar.

Waxaa na lacagtasi loo soo waskiishay dadka kala ah Cumar Mxamuud Dhoola-waa, iyo Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland Inj.Ibrahim Xasan Caynab iyo Wakiilka D/ Puntland ee Finland Inj.C/rizak Musse Al.

Hadaba halkan ka akhriso sida lacaga loosoo kala diray.

Tabarruca Dhismaha Buundada Midigar ee September iyo October 2014

Garowe -15/10/2014

1- Maxjarka Wadaniga ah ee Magaalada Boosaaso————- $ 20,000.00

2- Jaaliyadda Puntland ee Arhus iyo Randers ee Denmark—- $ 3,000.00

3- Jaaliyadda Puntland ee Allborg ee Denmark——————-$ 1,000.00

4- Jaaliyadda Puntland Copenhagen ee Denmark —————$ 2,000.00

5- Jaaliyadda Puntlnd ee Melbourne Australia   —————-$ 7,000.00

Waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Cumar Maxamuud Dhoolawaa .

6- Ururka Bulshada reer Puntland ee Finland ——————– $ 5,000.00

Waxaa Gudiga soo gaarsiiyey Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland Inj.Ibrahim Xasan Caynab iyo Wakiilka D/ Puntland ee Finland Inj.C/rizak Musse Ali

7- Ururka Haweenka ee Gobolka Nugaal —————————- $615.00.

sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa una ducaynaynaa dhamaan dadkii Tabarruca ku darsaday Dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha oo Buundooyinka Go,ay ka mid yihiin.

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online