Guud ahaan Gobolka Sool oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]

October 4, 2014 - Written by Editor

DSC_0266Taleex:-Guud ahaan gobolka Sool ayaa maanta si wayn looga Ciiday iyadoo dadweynuhu ay ku tukadeen Masaajidda kale duwan ee ku yaal xaafaddaha  iyo weliba  Musalaha ugu weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dadwey na ha ayaa isku soo baxay weyn sameeyey si ay salaad ciida u oogaan walow uu roob ka jirau magaalada Laascaanood iyo weliba  deegaano ka tirsan Gobolka Sool , dadweynaha ayaa waxaa ay aad u buux dhaafiyeen Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood.
Dhinac kale Waxaa iyagana si weyn Looga Ciiday Magaalooyinka Taleex,Xudun, Sarmaanyo, Awrboogays,Laascocurdin,Guumays Godaalo agoori, Tuulo samakaab ,Caroolay  , Adhicadeeye  Yayle Hadhwanaag Shulux, Dhamasaar , Baliharac, Kalabaydh, Karin , Boocame, Qorilay iyo Tukaraq.

Dhamaan deeganadaas ayaa waxa si wayn xalay ilaa shalay ka da ayay Roobab Mahiigaan ah ku waas oo aan wax khasaare ah gaysan.

no images were found

C/kariim C/laahi
Lascanod, Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online