Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi[Dhagayso]

October 10, 2014 - Written by Editor

shibliNairobi:-Waxan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce oo maanta uu Sh Maxamuud Shibli uu ka akhriyay masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa maanta waxa uu ku soo qaatay qiimaha uu leeyahay quraanka iyo saamaynta uu mudan yahay in uu dadka nolashooda iyo qalbigooda uu ku yeesho, waxaa sheekha si gaar ah u soo qaatay Aayad ku jirta Suratul Xashri gaar ahaan ayada [21] sheekha aya ku dheeraday micnaha ay Aayadan ku fadhiso.

Hoos ka Dhagayso Khudbada Jimce ee uu Sh Shibli ka akhriyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/f48fp0w217/141010_khudbadi_sh_shibli_quranka.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Maxamed Axmed Ismaciil
Nairobi, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online