Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo Dacwadiisa Berri la Qaadayo

October 7, 2014 - Written by Editor

uhuruKenya:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dalkiisa ka ambabaxay si u tago dhageysiga dacwadda loo haysto ee ka dhacaysa magaalada The Hague, halkaas oo ay ku taallo Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC. Mr. Kenyatta ayaa Talaadada maanta ah ka duulay magaalada Nairobi, maalin uun ka hor inta aanay maxkamaddu u bilaaban.

Waxa loo haystaa 5 dambi oo ka dhan ah bani’aadanimida, iyada oo la sheegay in uu kaalin ka geystay abaabulka gacan ka hadal daran oo dhacay ka dib doorashadii dalka Kenya ee sanadkii 2008dii. Inta Mr. Kenyatta uu maqan yahay, waxa xilka madaxweynenimo sii heyn doona kuxigeenkiisa William Ruto. Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC ayaa Mr. Rutana ku eedeysay dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada, kuwaas oo la xiriira gacan ka hadalkii sanadkii 2008dii. Maxkamadiisa oo bilaabatay sanad ka hor ayaa Mr. Ruto uu diiday dhamaan eedihii loo jeediyey.

VOA
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online