Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyey Raaskaambooni

October 19, 2014 - Written by Editor

socdaalKismaayo:-Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Raaskaambooni ee Gobalka Jubada hoose.

Madaxweynaha maamulka Juba ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey saraakiil ka tirsan Maamulka Juba waxaana ujeedda socdaalkiisa lagu sheegay in uu tababar u soo xirayo ciidamo ka tirsan maamulka Juba kuwaas ku sugan Raaskaambooni.

Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba ayaa waxaa kulamo kala duwan uu la qaatay Odayaasha iyo waxgaradka Raaskaambooni wuxuuna ku booriyey in laga shaqeeyo amaanka

Madaxweynaha Maamulka Jubba ayaa waxaa uu horey kormeer kan la mid ah uu ku tagay magaalada Dhoobley wuxuuna halkaas kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Degmada Dhoobley

A/cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online