Madaxweynaha PL oo laga waraystay Shirka maalgashiga Afrika ee London.[Dhagayso]

October 21, 2014 - Written by Editor

Golbal_Summit_Afrika_24-1024x575London:-Shir ku saabsan maalgashiga Afrika ayaa maalintii shalay ahayd ka furmay magaalada London ee dalka Britian. Shirkaas oo labo maalmood soconaya ayaa maanta la soo gabagabeynayaa. Shirka waxa ka soo qeyb galay madax ka socota dalalka Afrika iyo shirkado ganacsi oo waaweyn oo danaynaya maalgashiga Qaaradda.

Haddaba Somalia waxa shirka uga qeyb galay madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas, Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee magaalada London habeenkii xalay ahaa kula xiriiray waxana uu ugu horeyn weydiiyey faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan ujaadada shirka.

Hoos ka Daawo waraysiga VOA la yeelatay Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online