Magaalada Laascaanood oo si weyn looga Ciiday.[Masawiro]

October 4, 2014 - Written by Editor

IMG_0993 [Max Width 1024 Max Height 768]Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa saaka si wayn looga Ciidey iyadoo dadka magaalada ku tukadeen Badankooda  Musalaha weyn ee magaalada  Laascaanood .

Salaada Waxaa la Tukadey 8:10 am , Waxaa Culimada Magaalada Laascaanood ay Xasuusi yeen Shacab waynah ku nool Laascaanood Alle ka cabsiga iyo in ay saxaan wixii ka Khaladan ee u baahan in la hagaajiyo.

Saaaka jawigu wuxuu ahaa mid aad u qurxoon iyo Saddexdii habeen ee u danbeeyey magalaada uu ka da’ady Roobab lagu diirsadey Musallaha weyn ee Koonfurta Magaalada Laascaanood ayaa ah Musallaha lagu tukado Salaadaha Ciida iyo kuwa Roob doonta.

no images were found

Mawliid Isma Haradigeed
lascanod, Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online