Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda Garoowe

October 10, 2014 - Written by Editor

yuulkaGaroowe:-Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sheikh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Qabanqaabo balaaran oo lagu soo dhaweynayo wafdiga Ra’iisul wasaaraha DFS ayaa saaka laga dareemayaa magaalada Garoowe waxaa ilaa xalay ilaa shalay ay ciidanka amaanka ay aad u adkeeyeen amaanka guud ee magaalada Garoowe.

Ciidanka madaxtooyadda , Booliska iyo  weliba kuwa nabadsugida ayaa lagu arkayaa  goobo ka mid ah magaalada Garoowe  waxaan ay hakiyeen qaybo ka mid ah dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo kuwa gaadiidka.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya C/wali Sh Axmed Maxamed iyo wafdigiisa ayaa ku ekaan doonin magaalada Garoowe balse uu socdaal ku tegi doono magalaada xeebeedka ee ganacasiga ee Boosaaso.

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya C/wali Sh.Axmed Maxamed iyo  wafdigiisa ayaa waxaa ay madaxda dowladda Puntand kala hadli doonaa khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland khilaafkaas oo ka dhashay maamul u samaynta gobollada dhexe

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online