Taliyihii ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Sh Xassan Ismail oo geeriyooday

October 30, 2014 - Written by Editor

images-14Muqdisho:-Waxaa dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho Taliyihii ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Gen.Maxamed Sh.Xassan Ismaaciil. Geerida Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyey Taliska ciidanka Booliska DFS. Taliyihii ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Gen.Maxamed Sh.Xassan Ismaaciil ayaa la sheegayaa in xanuun uu ku soo booday walow xanuunka aan si rasmi ah aan loo shaacin.

Taliyihii ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Gen.Maxamed Sh.Xassan Ismaaciil ayaa xilka taliyaha ciidanka Booliska waxaa uu loo magacaabay bishii Julay ee 2014 waxaan uu xilkaan uu haye  mudo kooban isagoo xilka kala wareegay Talihii hore ee ciidanka booliska DFS Gen.Cabdi Xakiin Daahir Saacid.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online