Warbixin ku saabsan abaarta Gobolka Gedo iyo waxqabadka Mu’ssadda Al-rahma.[Masawiro]

October 7, 2014 - Written by Editor

DSC05122Gedo:-Qaybtii hore ee warbixinta waxaanu kaga warbixinay abaarta ka taagan bartamaha gobolka waxaanan raacinay Mu,asasada Al-raxma shaqada balaaran ee,ay halkaa ka qabatay, halkaana waxaanu kusoo gudbin doonaa goobo kale oo gobolka Gedo ka tirsan oo ay biyo dhaamin ka wado Mu,asasada alraxma waana goobaha ugu oonka iyo abaarta badan waxayna kala yihiin: deegaanada hoos yimaado degmooyinka: BELEDXAAWO, LUUQ, CEELWAAQ.

Beledxaawo.

Deegaanada ka kooban baadiyaha iyo tuulooyinka hoos yimaado degmada B/xaawo waxay kamid tahay goobaha ugu oonka badan ee ay Mu,asasada alraxma biyo dhaamiska ka wado, waxaa xusid mudan in qiimaha biyuhu aad u kala qaalisanyihiin gobolka dhexdiisa, marka laga eego kala fogaanta dhulka iyo jidadka oo kala fiican, tusaale ahaan booyada ugu raqiisan ee aan kadhaaminay Ceelwaaq waxaa nooga baxday 300$, halka booyada ugu qaalisan ee aan kadhaaminay B/xaawo ay nooga baxday 180$, waxaana halkaan kusoo gudbinaynaa goobihii biyaha lageeyay oo jadwalaysan: Halkaan ka eeg Warbixin ku saabsan abaarta Gobolka Gedo iyo waxqabadka Mu’ssadda Al-rahma qabtii 2aad

no images were found



Wixii faahfaafhin iyo xiriir
ah oo ku saabsan abaarta iyo Mu,asasad Alraxmah kala xiriira:

Sh C/nuur faarax cali
Tell: 25261-6718444.
E-mail:nur.alli99@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online