Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo la Kulmay Madaxweynaha Yemen (Masawiro).
(November 27, 2014)
Sanaa:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo soo gaba-gabeeyay socdaalkii shaqo ee uu ku joogay Magaalada Sanaa ayaa waxa uu kulan gaar ah la yee
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Qodobo muhiim ah uu ka soo baxay.[Masawiro]
(November 27, 2014)
Garoowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayay Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi-xakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa arrimihii looga hadla
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu horkacayo oo gaarey Bosaaso.[Masawiro]
(November 27, 2014)
Boosaaso:-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka safar kaga soo kicitimay degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa gaaray isla saaka magaala
Hay,ada SAAD oo kaalmo isugu jirta maacuun gogol iyo qalab kale gaadhsiiyay 109 qoys (Masawiro)
(November 27, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somalida Itoobiya oo gacan ka helaysa xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga musiibooyinka DDSI ayaa soo gaadhsiisay 109 qoys oo ku kala sugan tuul