Mutmarkii Islaamiga ahaa ee ka socday Cape-Town oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)
(January 3, 2015)
Cape-Town :-Waxaa la soo gabagabeeyey Mutamarkii Islaamiga ahaa ee sida habsamida leh uga socday  Cape-Town  iyo Johannisberg waxaana culumadii ka qeyb gashay ay ka jeediyeen duruus iyo muxaadaraa
Puntland oo go’aan ka soo saartay Shidaal baarista iyo Kheyraadka dabiiciga.[Dhagayso]
(January 3, 2015)
Garoowe:-Agaasimaha guud ee Hay’adda Macdan qodista dowladda Puntland Ciise Dholawaa ayaa maanta waxaa uu saxaafadda kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ka waramay in dhawa
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golihiisa Wasiiradda
(January 3, 2015)
Baydhabo:-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sh.Aadan ayaa maanta waxaa uu soo magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa wasiiradda isagoo horay u magacaabay qaar kale. Hoos
Madaxweyne PL oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato Soomaali iyo Ajnabi ah.[Masawiro]
(January 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 ku qaabilay xafiiskiisa Madaxtooya da  Puntland ee Garoowe ganacsato Soomaali iyo Ajna
Madaxwaynaha Puntland oo xariga ka jaray wado cusub oo laga dhisayo Garoowe.[Masawiro]
(January 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland xariga kaga jaray wado cusub oo laami ah, wa
Buug cusub oo laga barto Hingaada Af-Carabiga oo soo baxay[Masawiro/Video]
(January 3, 2015)
London:-Waxaa dhamaan lagu wargeinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska iyo dunida inteeda kaleba in uu soo baxay Buug laga barto sida Quraanka loo aqriyo oo waliba si sahlan u qoran (
Ardayda Mac-hadka Al-furqaan ee Laascaanood oo u fadhiistay Imtixaankii Teeramka 2014/2015.[Masawiro]
(January 3, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barta Machadaka Al-furqan ee barashada Culuumta  Shareeca Islaamka iyo Carabiyada ayaa u Fadhiistay saaka (Sabti)  Imtixanaki Teeramka Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2014/201
Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Gateway Primary and Intermidate School oo u fadhiisay Imtixaaka Teeramka.[Masawiro]
(January 3, 2015)
Laascaanood:-Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Gateway Primary and Intermidate School ayaa Subaxnimadii saaka u fadhiistay Imtixaanka Teeramka Dhexe ee Saand Dusiyeedka 2014-2015. Maamulaha Guud ee Dugis
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo Gargaar gaarsiiyey Degmada Buulo-burte
(January 3, 2015)
Buulo-burte :-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay gaarsiiyeen raashin gargaar ah Degmada Buulo -Burte halka