Kitaabka Al-Raxbiya Ee Dhaxalka Sheekh Maxamed Calasow (Dhageyso )
(January 17, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa darsi ku saabsan dhaxalka waxaana duruusta akhriyey Sheekh Maxamed Calasow Sheekha ayaa waxaa uu Duruusta ku saabsan dhaxalka ka Akhriyey Masjidka Al-Hidaaya ee m
Madaxweyne ku Xigeenka PL ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Deegaano ka tirsan Gobolka Cayn.[Video/Masawiro]
(January 17, 2015)
Buuhoodle:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Deegaano fara badan oo ka tirsan Gobolka Cayn, Xarigana ka Jaray Mashaaariic Horumarineed oo ay Hirgalisay Dawlad
R/wasaare Sharma’arke oo soo dhaweeyay go’aankii Golaha Shacabka ku aqbaleen codsigiisa
(January 17, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay mudanayaasha Baarlamaan ka Soomaaliya ku aqbaleen codsigiisii 16/01/2015 ee dib ula noqs
Madaxweynaha Puntland oo daah furay Garoonka diyaaradaha Ee Qardho (Masawiro)
(January 17, 2015)
Qardho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhud tahay 17-1-2015 safar shaqo ku tagay Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Kar-Kaar. Kadib markii ay g
Qeybtii 2aad Muxaadarada Ugargaarida Nabi Maxamed CSW Sh Maxamed Umal (Vedio+Cod)
(January 17, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay wuxuu ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi qeybtii labaad ee muxaadarada lagu difaacayo looguna gargaarayo nabigeena Maxamed صلي ا
Sheekh Maxamuud Shible oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Imaam Shaafici ee Sout Afrika
(January 17, 2015)
Johannesburg:-Waxaa habeenimadii 16/01/2015 jimcada ahayd bacdal maqrib ku qabsoomay Masjid Imaamu Shaafici ee magaalada Johannesburg muxaadaro aad u qiimo badneed oo uu soo jeedinaayay sh. Maxamuud S
Ha ku raalli noqon Rasuulkaaaga la aflagaaddeeyay inaadan u hiilin W/Q Sh Cabdi Qani Qorane
(January 17, 2015)
Garoowe:-Ha ku raalli noqon inaad ku sheekeysatid hebel baa ka hadli doona iyo qolo helbaayaa wax ka oran doonta iyo maxay qolo heblaayo uga hadli la'yihiin.Haddii aad qoraalkan akhrin kartid, adigoo
Xildhibaanada DFS oo ogalaaday codsiga R/W Sharmaarke Ee dib u eegista Xukuumada
(January 17, 2015)
Muqdisho:-Xildhibaannada baarlamaanka DFS  ayaa fadhigoodi maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay aqbaleen in muddo 14 maalin ah fursad loo siiyo Raisulwasaaraha DFS  inuu dib-u-eegis ku
Madaxweynaha PL oo si weyn loogu soo dhoweeyay Qardho.[Masawiro]
(January 17, 2015)
Qardho:-Wafdiga madaxweynaha dowladda Puntland oo ka koobnaa wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa saaka waxaa magaalada Qardho duleed keeda kaga hortagay masuuliyiinta Gobolka, Degmada, Oday
Baarlamaanka DFS oo saaka loo qeybiyey qoraal uu R/wasaaraha dib u eegis ug samaynayo Xukumaddiisa
(January 17, 2015)
Muqdisho:- Waxaa saaka si rasmi ah loogu qaybinayaa Golaha Baarlamaanka ee DFS qoraalkii uu Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali sharmaake uu dib u eegis ug samaynayo Xukumaddii uu dhawaan soo d

Next Page »