Wasiir Dr. Abdusalam H. Omer : “OIC waxa ay ogolaatay in taageerada loo fidiyo Soomaaliya ay noqoto mid toos ah
(June 2, 2015)
Mogadisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgal
Ra’iisu wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(June 2, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdi rashid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta oo Salaasa ah dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho. Ra’
Qardho oo mudooyinkii u dambeeyey horumar balaadhan Samaysay.[Masawiro]
(June 2, 2015)
Qardho:-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa mudooyinkii u dambeeyay samaynaysay horumaro balaaran oo ku aadan koboca dhismayasha magaalada iyadoo magaalada lagu arkayo dhismayaal cusub oo
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanka Toora-Tooroow
(June 2, 2015)
Muqdisho:-Ciidamada DFS oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa la wareegey deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana halkaas horey ugu sugnaa kooxda Al-Shabaab.Wararka ayaa sheegaya in ciid