Nadwo cilmiyeed si Habsami leh uga socota magaalada Hargeysa.[Video/Masawiro]
(June 1, 2015)
Hargeysa:-Xalay oo taariikhdu ahyd 14/shacbaan 1436 hijriga waafaqsana 01/06/2015 m ayaa waxa ka bilaabanytay magaalada Hargeysa gaar ahaan masaajidka Cali Mataan nadwo diini ah oo ku saabsan shiicada
Beesha Wabeeneeye 20,000 oo doollar ugu deeq day qaxootiga kasoo qaxay Yemen kuna wareejisay Mu’asassada Al-minhaaj.[Masawiro]
(June 1, 2015)
Boosaaso:-Beesha Wabeeneeye oo ka mid ah Beelaha dega Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01-6-2015 ku wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa 20.000 oo dollar Mu’ssadda Al-minhaaj ee Dacwada i
Madaxweyne Gaas oo Qardho ka dhagax-dhigay xarun ay degayaan Qaxootiga Yemeniyiinta ah.[Masawiro]
(June 1, 2015)
Qardho:-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Boosaaso ayaa soo gaaray magaalada Qardho madax weynaha ayaa markii uu soo gaaray Qardho waxaa uu d
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe (Masawiro)
(June 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-6-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland , kadib howlo s
Muxaadaraadkii Masjid Al-Taqwa uu ka jeediyey Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud (Daawo).
(June 1, 2015)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad uu ka jeediyey Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud wuxuuna Sheekha ka hadlay Macaasida iyo khatarta ay leedaha
Kulankii Baarlamaanka DFS ee codka loogu qaadi lahaa mooshinka Jubbaland oo qabsoomin
(June 1, 2015)
Muqdisho:-Kulankii Baarlamaanka ee DFS oo lagu waday in uu maanta  codka u qaado  mooshinka laga keenay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa fashilmay ka dib markii uu qabsoomi waayey kooramkii X
Xafladda Sanad Dugsiyeedka Agoonta (Masawiro)
(June 1, 2015)
Muqdisho:-Xaflado si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu kala qabtay xaruumaha agoonta imaamu shaafici iyo umul muminiina caa’isha xafladda oo lagu soo gabagabeenayay sanad dugsiyeedka 2014-
Ardayda Mac-hadka Al-furqaan ee Laascaanood oo u fadhiistay Imtixaankii Sanad dugsiyeedka 2014-2015.‏[Masawiro]
(June 1, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barta Machadaka Al-furqan ee barashada Culuumta Shareeca Islaamka iyo Carabiyada ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay u fadhiisteen maalintii Sabt