Gabdhaha reer London oo deeq lacag ah gaarsiiyey gudiga gurmadka culimada
(June 12, 2015)
Boosaaso:-Waxaa Alle mahadiisa in qaar mid ah gabdhaha soomaaliyeed ee Jaaliyadda magaalad London ,Uk ay gurmad u fidiyey iyagoo ajiibaya codsigii Sh.Daahir Aw-cabdi oo ahaa in ay gurmad deg deg ah la
Ardayda jaamacadda Bariga Afrika oo deeq lacageed iyo agab kale gaarsiiyey walaalaha ka soo qaxay Yemen.[Masawiro]
(June 12, 2015)
Boosaaso:-Ardayda jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta deeq gaarsiiyey qaxootiga ka soo qaxay Yemen ee ku jira xerada qaxootiga magaalada Bosaaso. Deeqda la gaarsiiyey qaxootiga ayaa isugu jirtay dawo
Shirkadda Golis oo deeq lacageed ku wareejiysay Axmedeey Abuubakar.[Masawirro]
(June 12, 2015)
Boosaaso:-Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa ambabixisay Axmedeey Abuubakar oo horay u ahaa Fanaan caan ka ah deegaanada Soomaalidu dagto balse markii dambe ka toobad keenay iyadoo ay shiraddu ku wa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(June 12, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay in dadka Muslinka ah ay u diyaargaroobaan bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna sheekhu ku dheeraaday Fadliga bisha ramad
Khudbadii Jimce ee Masjidka al-hidaaya ee Nairobi Sh Dr. Adam Cali[Dhagayso]
(June 12, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii jimce ee Masjidulhidaaya oo maanta uu ka jeediyay Sh.Dr Adam Cali Salaax, khudbada maanta ayaa waxa ay ku saabsanayd soo dhawaynta bisha barakaysan ee R