Xaflad arday dhameysay Qu,aanka oo lagu qabtay Masjidka Al-Taqwa Aarus (Masawiro)
(June 7, 2015)
Aarhus:-Waxaa maanta oo ahayd maalin axad ah kuna beegnayd 7/6 uu Markizka attaqwaa oo ku yaal magaalada Aarhus oo ah caasumada 2aad ee Danmark uu qabtay xaflad qalinjabinta quraanka kariimka laguna m
Madaxweynaha DFS oo ka hadlay Khilaafka Jubbaland iyo Baarlamaanka Federaalka
(June 7, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh. Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamank
Wasiir Odowaa “Qabsashada Dhuusa-marreeb waa mid lagu hagar-daameynayo dhismaha maamulka gobollada dhexe”
(June 7, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay magaaladda Dhuusa-marreeb ee xaruta gobolka Galgaduud. Wa
Ardayda JBA faraceeda Buuhoodle oo imtixaankii teeramka u fadhiistay.[Video/Masawiro]
(June 7, 2015)
Buuhoodle:- Jaamacada Bariga Afrika oo ay wax ka bartaan Arday aad u badan oo isugu jira qaybaha kale duwan ee bulshada magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa imtixaankan maalimihii la soo dhaafay
Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada Gaalkacyo ee Masjidka Ramadaan (Dhageyso)
(June 7, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana nadwada lagu qabtay Masjidka wayn Ee Ramadaan .
Nadwo ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug (Masawiro)
(June 7, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa ka bilowday magaalada Gaalkacyo Gaar ahaana Masjidka wayn Ee Ramadaan Nadwadii sanad laha ahayd oo sanadkiiba mar lagu qaban jiray magaalada Gaalkacyo.Nadwada ayaa bilaabatay habeenki
Deegaanka waaciye oo laga hirgeliyay Machad diini ah (Masawiro)
(June 7, 2015)
Waaciye:-Munasabadan oo ahayd mid aad u balaaran ayaa waxaa ka soo qayb galay Muumulka mu,asasada Minhaaj, MadaxaDaalada Macaahida Sharciga ah Ee Puntland, Masuuliyin ka socotey Jamaacada Bariga Afrik
Jaaliyadda Cuman oo 35,000 doolar ugu deeqday qaxootiga ka soo qaxay Yemen (Masawiro)
(June 7, 2015)
Boosaaso:-Jaaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Cumaan ayaa soogaarsiisay Culumada iyo Guddiga gurmadka Qoxootiga Yamen deeq lacageed oo dhan 35.000 oo dollar taasi oo ay uga qaybqaadana yaan gurmada loosa
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay cod uqaadista baarlamanka Jubbaland (Akhriso)
(June 7, 2015)
Garoowe:-Maamulka Puntland ayaa maanta warmurtiyeed ka soo saaratay Mooshinkii ka dhanka ah Maamulka J/land kaas oo ay cod u qaadeen Xildhibaanada baarlamaanka DFS. Warsaxaafadeedka ka soo baxay ma
Ciidamada la baxday Ahlusunna ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Dhuusamareeb
(June 7, 2015)
Dhuusamareeb :-Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada kooxda  la baxday Ahlusunna ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada D

Next Page »